Muuqaal laga qaaday Weerarkii lagu dilay Hogaamiyaha Daacish oo la baahiyay (Daawo Sawirada)

Wasaarada Difaaca Mareykanka ayaa shaacisay muuqaalkii ugu horeeyay ee laga qaaday howlgalkii lagu dilay dhawaan Hogaamiyihii kooxda Khilaafada Islaamka Daacish ee Abuubakar Al Bagdaadi. Muuqaalka ayaa muujinaya ciidamada Mareykanka oo weerar gaadmo ah ku qaadaya guri uu degnaa Hogaamiyaha Daacish, waxa ayna ciidamada iska hor imaad kala kulmeen ciidamo ilaalo ka ahaa guriga Hogaamiyaha Daacish. … Continue reading Muuqaal laga qaaday Weerarkii lagu dilay Hogaamiyaha Daacish oo la baahiyay (Daawo Sawirada)